Sadad Dahir

Zero-JS Hypermedia Browser

avatar
Sadad Dahir
npub17454...w9tj
Crypto Investor

Notes (10)

₿itcoin vs Inflation image
2025-06-07 16:48:15 from 1 relay(s) View Thread →
💥WAR DEGDEG AH: Shirkadda Strategy waxay iibsatay 4,020 Bitcoin oo qiimahoodu gaarayo $427.1M! image image
2025-05-26 16:16:12 from 1 relay(s) View Thread →
🔥Michael Saylor: “Canshuur lama saaro Bitcoin.” image
2025-05-23 16:21:21 from 1 relay(s) View Thread →
Qiimaha Bitcoin Ee 23-ka May Sannad Walba. 23-May-2011: $7.2 23-May-2012: $5.1 23-May-2013: $126.3 23-May-2014: $518.1 23-May-2015: $238.9 23-May-2016: $443.7 23-May-2017: $2,272.6 23-May-2018: $7,512.3 23-May-2019: $7,852.1 23-May-2020: $9,177.0 23-May-2021: $34,679.7 23-May-2022: $29,093.3 23-May-2023: $27,220.7 23-May-2024: $67,975.7 23-May-2025: $110,950.9 Markasta #HosKasii #Bitcoin image image
2025-05-23 11:25:37 from 1 relay(s) View Thread →
💥 WAR DEGDEG AH: BlackRock waxay iibsadeen Bitcoin ku kacaya $877.2 Milyan USD! image image
2025-05-23 08:58:35 from 1 relay(s) View Thread →
💥 WAR DEGDEG AH: Isticmaaluhu wuxuu hadda bixiyay 1.1BTC ($120,000) khidmad wax kala iibsiga, mid ka mid ah khidmadaha ugu sarreeya ee la arko sanadkan. image
2025-05-22 18:43:58 from 1 relay(s) View Thread →
💥 WAR DEGDEG AH: Michael Saylor wuxuu arurineyaa $2.1 Bilyan si uu u iibsado Bitcoin dheeraad ah! image
2025-05-22 17:56:50 from 1 relay(s) View Thread →
Wadanka Jarmalka oo Iibiyay BTC si Degdeg ah Oo Khasaare Ku Dhacay! 🇩🇪 Bishii Luulyo 2024, Dowladda Jarmalka waxay iibisay 49,858 Bitcoin qiimo dhan $57,900 halkii BTC. Haddii ay maanta haysan lahaayeen… Qiimihiisu wuxuu noqon lahaa $5.24 bilyan USD Waxayna seegtay faa’iido dhan $2.3 Bilyan. image
2025-05-22 14:06:18 from 1 relay(s) View Thread →
💥 WAR DEGDEG AH: BlackRock waxay iibsatay 4,970 BTC oo qiimahoodu yahay $530.6M image image
2025-05-22 10:37:26 from 1 relay(s) View Thread →