Allah u naxariisto dad lagu laayey #Mogadishu , dhibka Allah ha dulqaado🤲🏽
Somali Majlis
sm@somalimajlis.com
npub1hx2x...f8z3
Majliska Aqoonta.
Youtube Channel:SomaliMajlis
https://youtube.com/@somalimajlis?si=6zL6m5romAUOf_IZ

Habeen wanaagsan
USA iyo dowladaha kale in ay iibiyaan BTC baa rabnaa si more distribution u dhaco oo dad badan gacanta ugu dhigaan marka sats ka ayaa raqiis noo noqonaya.
#Somali
#Bitcoin fahamkeedu waa muhiim!


@Lmoe_Bitcoin soo dhawow. Nostr hala shido!
Tar tankii dowladdaha ee Bitcoin oo Bilowdey | Somali maka qeyb gali kartaa? #Somali #Bitcoin
Maxaa ka cusub #Bitcoin #Somali
Jumma Mubarak 🕋🕌
Qaab xawilaadda cusub!
#Somali # Bitcoin
Jumma Mubarak #Nostrers
Waxaa badaley magacii hore. Waxaa kaloo kaga hadlaya maqaal ku saabsan #Bitcoin
Subax wanaagsan #GM
Waa maxay Nostr?
#Somali #Nostr
Subax Wanaagsan (SW) = Good Morning (GM)
#AI iyo #ChatGPT Sidee looga faaiideysan karaa #Somali #Nostr
Maxaa ka cusub #Bitcoin Waa falanqeyn. #Somali #Nostr
Maxaa ka cusub #Bitcoin Waa falanqeyn. #Somali #Nostr
@npub1ztrd...f9zs kusoo dhawoow #Nostr.
#ChatGPT oo #Bitcoin Af #Somali ku sharxaysa?